Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daahirnimo

(dii.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Daahir ahaansho; nadiifnimo.

Erayo la-mid ah

daah1. Dibdhac; raagis; dubudhac. 2. ld daahid.daah(riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyad…daah1. Raagid; dib u dhicid. 2. Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka k…daahiCid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga …daahidld daah¹ (2).daahir1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif. 2. Sida muuqata ama muq…daahir(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wu…daahiri1. (dii.) Wax nijaaso ka bi'in. 2. Wax, wax muuqda oo bayaan…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms