Qaamuuska Asalka
daah
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dibdhac; raagis; dubudhac. 2. ld daahid.
Erayo la-mid ah
daahiCid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga …daahidld daah¹ (2).daahir1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif. 2. Sida muuqata ama muq…daahir(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wu…daahiri1. (dii.) Wax nijaaso ka bi'in. 2. Wax, wax muuqda oo bayaan…daahirnimoDaahir ahaansho; nadiifnimo.daahiyad1. Dhibaato waxyeello weyn leh; masiibo; belo. 2. Qof aad u …daahsanWax daahay ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
