Qaamuuska Asalka
daahiri
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. (dii.) Wax nijaaso ka bi'in. 2. Wax, wax muuqda oo bayaan ah ka dhigid.
Erayo la-mid ah
daah1. Dibdhac; raagis; dubudhac. 2. ld daahid.daah(riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyad…daah1. Raagid; dib u dhicid. 2. Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka k…daahiCid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga …daahidld daah¹ (2).daahir1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif. 2. Sida muuqata ama muq…daahir(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wu…daahirnimoDaahir ahaansho; nadiifnimo.

