Qaamuuska Asalka
daan
(-aaman, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
Erayo la-mid ah
daandaamiFeer, laad iwm cid ku wareerin.daandaamidld daandaan¹ (2).daandaan1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaam…daandaanTabardarro awgeed dhicdhicid.daandaansanWax wareersan ahaansho (nafley).daandaansanaanld daandaansanaansho.daandaansanaansho/dh ld daandaansanaan.daandaansashold daandaansad, daandaansi.

