Qaamuuska Asalka
daandaansan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax wareersan ahaansho (nafley).
Erayo la-mid ah
daanAfka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.daanWebi, tog iwm labada dhinac midkood.daan(c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama c…daandaamiFeer, laad iwm cid ku wareerin.daandaamidld daandaan¹ (2).daandaanTabardarro awgeed dhicdhicid.daandaan1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaam…daandaansanaanld daandaansanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
