Qaamuuska Asalka
daandaan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid.
Erayo la-mid ah
daanAfka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.daanWebi, tog iwm labada dhinac midkood.daan(c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama c…daandaamiFeer, laad iwm cid ku wareerin.daandaamidld daandaan¹ (2).daandaansanWax wareersan ahaansho (nafley).daandaansanaanld daandaansanaansho.daandaansanaansho/dh ld daandaansanaan.

