Qaamuuska Asalka
daal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nooc digirta ka mid ah, iniino yaryar oo qaab wareegsan leh oo la cuno. 2. Cad dhalo ah oo wixii lagu fiiriyo muukaalqooda weynaysa.
Erayo la-mid ah
daalacDayax ama qorrax soo muuqasho.daalacWax dheeraad ah oo cid loo raacdo.daalacanWaqti wixii la sheegaa ay shaac baxaan oo aanay qarsoomin.daalacoSi xasilloon wax u akhrisasho.daalalli1. Waaxda saddexaad ee degmooyinka xiddigaha, xilliga dayrta…daaldheDoqon.daali1. Qof ama nafley noog ku ridid. 2. Qof wax uu u baahanyahay…daalib1. Qof wax doonaya. 2. Qof wax baranaya.

