Qaamuuska Asalka
daalacan
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Waqti wixii la sheegaa ay shaac baxaan oo aanay qarsoomin.
Erayo la-mid ah
daal1. Nooc digirta ka mid ah, iniino yaryar oo qaab wareegsan l…daalacDayax ama qorrax soo muuqasho.daalacWax dheeraad ah oo cid loo raacdo.daalacoSi xasilloon wax u akhrisasho.daalalli1. Waaxda saddexaad ee degmooyinka xiddigaha, xilliga dayrta…daaldheDoqon.daali1. Qof ama nafley noog ku ridid. 2. Qof wax uu u baahanyahay…daalib1. Qof wax doonaya. 2. Qof wax baranaya.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
