Qaamuuska Asalka
daaf
(-fo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Doc; dinac; hareer.
Erayo la-mid ah
daafacWax iska celin ama cid kale ka celin. ld difaac².daafacaadKa hortagidda laga hortago halis cid ku soo fool leh.daafadxariiqeed (p) ee walax waa taranta cufkeeda (m) iyo keynaank…daafad-xagleedSummad L. Taranta keynaanka xagleed ee walaxda (w) iyo wahsi…daafiNooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sa…daaficidld daafac¹, difaac¹, difaacid.daafkaddeeg1. D. ah: qof xoolo lahaa oo cayroobay. 2. ld daafkaddeegid.daafkaddeegCayroobid qof xoolo lahaa.

