Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daafad

(fiis.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

xariiqeed (p) ee walax waa taranta cufkeeda (m) iyo keynaanka (v) ee walaxda. Daafaddu waa xaddi leeb oo u jeeda dhanka jihada keynaanka.

Erayo la-mid ah

daafDoc; dinac; hareer.daafacWax iska celin ama cid kale ka celin. ld difaac².daafacaadKa hortagidda laga hortago halis cid ku soo fool leh.daafad-xagleedSummad L. Taranta keynaanka xagleed ee walaxda (w) iyo wahsi…daafiNooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sa…daaficidld daafac¹, difaac¹, difaacid.daafkaddeeg1. D. ah: qof xoolo lahaa oo cayroobay. 2. ld daafkaddeegid.daafkaddeegCayroobid qof xoolo lahaa.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms