Qaamuuska Asalka
daaji
FalGoobjoog
Macnaha
/lg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay. Tus. “Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”. 2. (f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.

