0

rakibnaansho

m l

/dh ld rakibnaan.

0

rakibo

f g3 (-btay, -batay)

Shay xubnihiisu kala daadsan yihiin isku xirxirasho.

0

rako

m dh (-ooyin, m.l)

1. Meel sare oo ku taal dusha geed, dhismo iwm oo wax la saarto ama la fuulo. 2. Meel ciriiri ah.

0

rakooc

f mg1 (-cay, -cday)

Muddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof).

0

rakoocid

m f dh

ld rakooc¹.

0

rakuub

m l (-byo, m.dh)

Awr fuullimaad loo jarabaray.

0

rakuubley

m dh u

Ciidan rakuubta gaadiid- sada.

0

rakuuc

f mg1 (-cay, -cday)

Eeg: rukuuc²

0

rakuucid

m dh

Eeg: rukuucid

0

rakuucsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: rukuuc-san

0

rakuucsanaan

m dh

Eeg: rukuucsanaan

0

rakuucsanaansho

m l

/dh ld rukuucsanaan.

0

ramaalasho

m f dh

Eeg: ramaalo

0

ramaalo

f mg3 (-aashay, -aalatay)

Dhul ku gurguurasho.

0

ramaas

m l

Caws yaryar, jilicsan oo dhulka ka soo baxda marka roobku da'o.

0

ramad

m l u

Eeg: ramag

0

ramadaan

m l

Bisha dadka muslimiinta ahi soomaan.

0

ramag

m l u

Geel markaa dhalay. ld ramad.

0

ramal

m l (-llo, m.dh)

1. Qori weyn oo la shito. 2. Cinjir; rabar. 3. Faalka dhulka lagu dhigo.

0

ramalee

f g2 (-leeyay, -leysay)

Ramal dhigid.

0

ramaleyn

m f dh

ld ramaleys.

0

ramaleys

m l

Eeg: ramaleyn

0

ramasho

m f dh

ld ransad, ransasho, ransi.

0

rambas

m l

Ciyaar turub (shamboolo, beecshuro iwm) oo qofkii booleystay intii laga rabay in ka yar qabta.

0

ramo

f g3 (-maday, -matay)

Labaraafle dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso.

0

ran

m l u

Warqadaha turubka inta sawirka leh iyo yeekaha.

0

ranji

m l

Eeg: rinji¹

0

ranjile

m l

Eeg: rinjile

0

ranjiyayn

m dh

Eeg: rinjiyid

0

ranjiye

m l

Eeg: rinjile

0

ranjiyee

f g2 (-yeeyay, -yeysay)

Eeg: rinji²

0

ranjiyid

m dh

Eeg: rinjiyid

0

ransad

m l

Eeg: ramasho

0

ransasho

m dh

Eeg: ramasho

0

ransi

m l

Eeg: ramasho

0

ranso

f g3 (-saday, -satay)

Eeg: ramo

0

raq

f g1 (-qay, -qday)

1. Hoore afka ku cabbid iyada oo aan la adegsanayn gacmaha (qof). 2. Xoolo biyo waran cabbid.

0

raqad

f g1 (-qday, -qadday; -qdi)

Badar iwm cajiin ka dhigid. ld radaq.

0

raqas

m l

Wasakhda hoore meel ku jira hoos uga degta.

0

raqay

m l

1. Geed dheer, caleemo yaryar, oo dhalo miro quullaha u eg oo dhanaan; xamar. 2. Miraha geedka raqayga.

0

raqdan

f mg4 (-naa, -nayd)

Badar wax la raqday ahaansho. ld radqan.

0

raqdanaan

m f dh

ld raqda- naansho, radqanaansho.

0

raqdanaansho

m l

/dh ld raqdanaan.

0

raqdid

m f dh

ld radqid.

0

raqid

m f dh

Eeg: raq²

0

raqiis

f mg1 (-say, -stay)

Wax qiimaha lagu gado hoos u dhicid.

0

raqiisi

f g2 (-iyay, -isay)

Wax qiimaha lagu gado hoos u dhigid.

0

raqiisid

m f dh

Eeg: raqiis²

0

raqiisin

m f dh

Eeg: raqiisi

0

raqle

m l

Orod tartiib ah oo gammaanku sameeyo. ld ragle.

0

raqlee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Gammaan raqle samayn. ld raglee.

0

raqleyn

m f dh

ld ragleyn.

0

raqo

m l

Urur xiddigo ah gu'ga soo baxa ka kooban toddoba lana kala yiraahdo: godin, listan, lixo, cadaad, aqaalli-guduud, aqaalli cad iyo afaggaal.

0

raquus

m l

1. Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm. 2. Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus¹.

0

raquusid

m f dh

ld ruquusid.

0

rar

f g1 (-ray, -rtay)

Gaadiid culaab saarid.

0

raragubyo

m dh

Xanuun awrku dusha ka dareemo marka uu muddo dheer rarnaado.

0

raragubyoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Rara- gubyo dareemid (awr).

0

raragubyood

m f l

Eeg: raragubyoo

0

raran

f mg4 (-naa, -nayd)

Gaadiid wax culaab la saaray ahaansho.

0

rarangubyo

m dh

Eeg: rarangubyood

0

rarangubyoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Carro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.

0

rarangubyood

m f l

Eeg: rarangubyoo

0

raransan

f mg4 (-naa, -nayd)

Cunto wax raran ku bislaatay ahaansho.

0

raransanaan

m f dh

ld raransanaansho.

0

raransanaansho

m l

/dh ld raransanaan.

0

raransasho

m f dh

Eeg: raranso

0

raranso

f g3 (-saday, -satay)

Cunto raran ku bislaysasho.

0

rarasho

m f dh

Eeg: raro

0

rarid

m f dh

ld raris, rarmo.

0

raris

m dh

Eeg: rarid

0

rarmi

f g2 (-iyay, -isay)

Wax raran muddo yar dhexgelin.

0

rarmid

m f dh

Eeg: raran²

0

rarmin

m f dh

ld rarmis.

0

rarmis

m dh

Eeg: rarmin

0

rarmo

m dh

Eeg: rarid

0

rarnaan

m f dh

ld rarnaansho.

0

rarnaansho

m l

/dh ld rarnaan.

0

raro

m dh u

1. Gogol caws ka samaysan. 2. Laba kuus oo baruur ah oo dhabarka 710 gorayada ku yaal oo subag la isku daweeyo laga shiilo.

0

raroosh

m l kh

R. ah: awr muddo dheer raray ahaa oo aad caato u ah.

0

rarooy

m l u

Eeg: rarooyo

0

rarooyo

m dh u

Awrta la rarto. ld raroy.

0

rarrab

m dh (-bo, m.l)

1. Dhismo qoryo ka samaysan, qaab sariireed leh oo maydka lagu dhaqo laguna qaado. 2. ld. rabrab (1).

0

rarriib

m l

Cadaadinta wax meel lagu cadaadiyo.

0

rarriibid

m f dh

Eeg: rarriib²

0

rasaas

m dh

1. Xabbad. 2. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.

0

rasaasayn

m f dh

ld risaasayn.

0

rasaasee

f g2 (-seeyay, -saysay)

Wax xab-bad ku ridid. ld risaasee.

0

rasan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Qof aan nadaafadda ku dadaalin ahaansho.

0

rasayn

m f dh

ld rasays.

0

rasays

m l

Eeg: rasayn

0

rasaysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax la raseeyay ahaansho.

0

rasaysasho

m f dh

Eeg: rasayso

0

rasaysnaan

m f dh

ld rasays- naansho.

0

rasaysnaansho

m l

/dh ld rasaysnaan.

0

rasayso

f g3 (-stay, -satay)

Alaab si habaysan isu dul saarasho.

0

rasee

f g2 (-seeyay, -saysay)

Alaab si habaysan isu dul saarid.

0

rash

m dh

1. Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm. 2. Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido. rashta. 3. R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha

0

rasi

m dh

Nadaafaddarro iyo kala daad-sanaan.

0

rasiid

m l (-dyo, m.dh)

Warqad qoraal ah oo la siiyo qof lacag laga qabtay.