Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ramal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qori weyn oo la shito. 2. Cinjir; rabar. 3. Faalka dhulka lagu dhigo.

Erayo la-mid ah

ramaaloDhul ku gurguurasho.ramaasCaws yaryar, jilicsan oo dhulka ka soo baxda marka roobku da…ramadaanBisha dadka muslimiinta ahi soomaan.ramagGeel markaa dhalay. ld ramad.ramaleeRamal dhigid.ramaleynld ramaleys.ramashold ransad, ransasho, ransi.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms