Qaamuuska Asalka
rasaasayn
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld risaasayn.
Erayo la-mid ah
rasaas1. Xabbad. 2. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.rasaaseeWax xab-bad ku ridid. ld risaasee.rasanQof aan nadaafadda ku dadaalin ahaansho.rasaynld rasays.rasaysanWax la raseeyay ahaansho.rasaysnaanld rasays- naansho.rasaysnaansho/dh ld rasaysnaan.rasaysoAlaab si habaysan isu dul saarasho.

