Qaamuuska Asalka
rinjile
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof wax rinjiyeynta yaqaan. ld ranjile, ranjiye, rinjiye.
Erayo la-mid ah
rinjiMidab; liin; asal; dheeh. ld ranji¹.rinjiDhoob hal midab ama ka badan ka kooban oo qalabka la adeegsa…rinjiyanWax rinji la mariyey ahaansho. ld rinjiyaysan.rinjiyanaanld rinjiya- naansho, rinjiyaysnaan, rinjiyaysnaan-sho.rinjiyanaansho/dh ld rinjiyanaan.rinjiyaysnaansho/dh ld rinjiyanaan.rinjiyidld ranjiyayn, ranjiyid, rinjiyayn.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
