Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rinji

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Midab; liin; asal; dheeh. ld ranji¹.

Erayo la-mid ah

rinjileQof wax rinjiyeynta yaqaan. ld ranjile, ranjiye, rinjiye.rinjiyanWax rinji la mariyey ahaansho. ld rinjiyaysan.rinjiyanaanld rinjiya- naansho, rinjiyaysnaan, rinjiyaysnaan-sho.rinjiyanaansho/dh ld rinjiyanaan.rinjiyaysnaansho/dh ld rinjiyanaan.rinjiyidld ranjiyayn, ranjiyid, rinjiyayn.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms