Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rarangubyoo

(-ooday, -ootay)
Falmg3

Macnaha

Carro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.

Erayo la-mid ah

raragubyoXanuun awrku dusha ka dareemo marka uu muddo dheer rarnaado.raragubyooRara- gubyo dareemid (awr).raranCiid kulul.raranGaadiid wax culaab la saaray noqosho.raranGaadiid wax culaab la saaray ahaansho.raransanCunto wax raran ku bislaatay ahaansho.raransanaanld raransanaansho.raransanaansho/dh ld raransanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms