Qaamuuska Asalka
raragubyo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xanuun awrku dusha ka dareemo marka uu muddo dheer rarnaado.
Erayo la-mid ah
raragubyooRara- gubyo dareemid (awr).raranCiid kulul.raranGaadiid wax culaab la saaray noqosho.raranGaadiid wax culaab la saaray ahaansho.rarangubyooCarro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.raransanCunto wax raran ku bislaatay ahaansho.raransanaanld raransanaansho.raransanaansho/dh ld raransanaan.

