Qaamuuska Asalka
raransanaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld raransanaansho.
Erayo la-mid ah
raragubyoXanuun awrku dusha ka dareemo marka uu muddo dheer rarnaado.raragubyooRara- gubyo dareemid (awr).raranCiid kulul.raranGaadiid wax culaab la saaray noqosho.raranGaadiid wax culaab la saaray ahaansho.rarangubyooCarro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.raransanCunto wax raran ku bislaatay ahaansho.raransanaansho/dh ld raransanaan.

