Qaamuuska Asalka
raran
MagacLafdheeri
Macnaha
Ciid kulul.
Erayo la-mid ah
raragubyoXanuun awrku dusha ka dareemo marka uu muddo dheer rarnaado.raragubyooRara- gubyo dareemid (awr).rarangubyooCarro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.raransanCunto wax raran ku bislaatay ahaansho.raransanaanld raransanaansho.raransanaansho/dh ld raransanaan.raransoCunto raran ku bislaysasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
