Qaamuuska Asalka
raranso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Cunto raran ku bislaysasho.
Erayo la-mid ah
raragubyoXanuun awrku dusha ka dareemo marka uu muddo dheer rarnaado.raragubyooRara- gubyo dareemid (awr).raranCiid kulul.raranGaadiid wax culaab la saaray noqosho.raranGaadiid wax culaab la saaray ahaansho.rarangubyooCarro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.raransanCunto wax raran ku bislaatay ahaansho.raransanaanld raransanaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
