0

rogaalid

m f dh

Eeg: rogaal²

0

rogaalin

m f dh

ld rogaalis.

0

rogaalis

m l

Eeg: rogaalin

0

rogad

m l

Eeg: rogasho

0

rogan

f mg1 (-gmay, -gantay)

1. Wax dhankii hooseen lahaa sareeyo noqosho. 2. Sidiisii hore wax ka duwan noqosho. 3. Fure hal mar sakatuuro ku wareegid. 4. Reer ama dad tirtirmid. 5. Ka r.: meel biyo ka dulundulcoobid.

0

rogasho

m f dh

ld rogad.

0

rogbi

f g2 (-iyay, -isay)

Harag rogob ka gurid. ld rokbi, roqbi.

0

rogbin

m f dh

ld rogbis, rokbin, rokbis, roqbin, roqbis.

0

rogbis

m l

Eeg: rogbin

0

rogid

m f dh

ld rogis.

0

rogis

m dh

Eeg: rogid

0

rogmad

m l

Eeg: rogmasho

0

rogmasho

m f dh

ld rogmad.

0

rogmid

m f dh

Eeg: rogan¹

0

rogmo

f mg3 (-maday, -matay)

1. Wax qalibmay noqosho (baabuur). 2. Wax sidii ay ahaayeen si ka duwan noqosho. 3. Hoore wax karaya noqosho. 4. Nafley wax tirtirantay noqosho.

0

rognaan

m f dh

ld rognaansho.

0

rognaansho

m l

/dh ld rognaan¹.

0

rogo

f g3 (-gtay, -gatay)

1. Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho. 2. Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho. 3. Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho. 4. Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.

0

rogob

m l

1. Hilib yaryar oo ku hara haragga neef la qalay. 2. Mullaax. ld rokob, roqob.

0

rogobsad

m l

rogob, roqob.

0

rogobsasho

m f dh

ld rogobsad, rogobsi, roqobsad, roqobsasho, roqobsi.

0

rogobsi

m l

rogobsasho.

0

rogobso

f g3 (-saday, -satay)

Harag rogob ka gurasho. ld roqobso.

0

rogrog

m l

1. Gedgeddinta wax la gedgeddiyo. 2. Caano yar oo weel la culay carka looga bi'iyo.

0

rogrogad

m l

Eeg: rogrogasho

0

rogrogasho

m f dh

ld rog-rogad.

0

rogrogid

m f dh

Eeg: rogrog²

0

rogrogo

f mg3 (-gtay, -gatay)

Lacag yar ku mushtarid.

0

rokbi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: rogbi

0

rokbin

m dh

Eeg: rogbin

0

rokob

m l

Eeg: rogob

0

roob

m l (-bab, m.l)

(fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana soo da'a ka jeed daruuraha, waxaana sameeya qaboob-ka xarfadka ku dhaca uumi biyoodka gibilka.

0

roob-deyreed

m l (-roobab ..., m.l)

(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ee ugu badan roobabaka ka da'a Bariga Afrika, sannadkii, laga billaabo Oktoobar ilaa Disembar.

0

roob-gu'eed

m l (-bab ..., m.l)

(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ugu waaweyn midkood oo sannadkii laga helo Afrikada Bari, kaas oo da'a inta u dhexeysa bilaha Febraayo iyo May.

0

roob-ka-jeed

m l (-bab ..., m.l)

Meel celceliska roobka ay heshaa uu yaryahay maxaa yeelay silsillo buuro ah ayaa ka xira dabaylaha roobka keena ee meeshaas ka dhaca.

0

roobabbow

m l

Wakhti roob da'ayo.

0

roobban

f mg4 (-naa, -nayd)

Dhul wax roob helay ahaansho.

0

roobbanaan

m f dh

ld roobbanaansho.

0

roobbanaansho

m l

/dh ld roobbanaan.

0

roobbeeg

m l (-gyo, m.dh)

Qalab lagu cabbiro heerka roob da'ay.

0

roobdhaxaad

m l

R. ah: hal riman oo sidkeedii kala bar marayo.

0

roobdoon

f mg1 (-nay, -ntay)

Alle roob weyddiisasho.

0

roobdoonid

m f dh

Eeg: roobdoon²

0

roobgaras

m l

Roob xilliga diraacda ah da'a.

0

roobi

f mg2 (-iyay, -isay)

1. Roobdoon akhriyid. 2. Roob saadaalin.

0

roobin

m f dh

Eeg: roobi

0

roobladhac

m l

Cayayaan jurmi yar oo midab guduudan leh oo kudkudaha u eg oo la arko marka roob da'o kaddib.

0

roobraac

f mg1 (-cay, -cday)

Nafley meel roob ka da'ay aadid.

0

roobraacid

m f dh

Eeg: roobraac²

0

roobsad

m l

Eeg: roobsasho

0

roobsasho

m f dh

ld roobsad.

0

roobso

f mg3 (-saday, -satay)

Roob helid.

0

roobsugow

m l

Furuuruc yaryar oo oogada dadka ka soo yaaca waqtiga kulaylaha ah; xaraarad.

0

roogsasho

m f dh

ld roogsi, rorogsasho, rorogsi.

0

roogsi

m l

Eeg: roogsasho

0

roogso

f mg3 (-saday, -satay)

1. Qof fadhiyey istaagid. 2. Qof socda joogsasho. ld rorogso.

0

rookayn

m f dh

Eeg: rookee

0

rookee

f g2 (-keeyay, -kaysay)

Wax rooko ka dhigid.

0

rooko

m dh

Joojinta la joojiyo wax isticmaal- kooda.

0

roomad

m dh (-do, m.l)

Ul dheer, dhumuc weyn oo guryaha miyiga iyo carshaanta lagu dhiso.

0

roon

f mg4 (-naa, -nayd)

Cid aan dhibaato qabin ahaansho.

0

roonaan

m f dh

ld roonaansho.

0

roonaansho

m l

/dh eeg roonow. ld roonaan.

0

roonayn

m f dh

Eeg: roonee

0

roone

m l

Ilaah; Eebbe.

0

roonee

f g2 (-neeyay, -naysay)

Wax kordhin.

0

roonow

f mg3 (-naaday, -naatay)

Wax roon noqosho.

0

roor

f mg1 (-ray, -rtay)

1. Orod samayn. 2. Cinjir, xarig iwm isku soo ururid. 3. La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho.

0

roori

f g2 (-iyay, -isay)

1. Xarig siriq leh xoog u dhufasho si uu u guntamo. 2. Cinjir, xarig, iwm isku ururin.

0

roorid

m f dh

Eeg: roor²

0

roorin

m f dh

Eeg: roori

0

roorsad

m l

Eeg: roorsasho

0

roorsasho

m f dh

ld roorsad, roorsi.

0

roorsi

m l

Eeg: roorsasho

0

roorso

f g3 (-saday, -satay)

Rati qooqan hal cayrsasho si uu u abaahiyo.

0

rooti

m l

Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto.

0

rootile

m l (-layaal, m.l/dh)

1. Qof rootiga iibiya. 2. Meesha rootiga lagu gado.

0

rooxaan

m dh u

Jinniyo la aaminsan yahay inay u shaqeeyaan wadaaddada qaarkood. ld ruuxaan.

0

rooxo

m dh

Geedsaar leh caleemo balballaaran, miro kuwa yaanyada waa-weyn u eg oo la cuno.

0

roqbi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: rogbi

0

roqbin

m dh

rogbis.

0

roqbis

m l

Eeg: rogbin

0

roqob

m dh (-byo, m.dh)

Eeg: rogob

0

roqobsad

m l

roqob, roqobsasho.

0

roqobsasho

m dh

roqobsad.

0

roqobsi

m l

roqobsad, ro- qobsasho.

0

roqobso

f g3 (-saday, -satay)

Eeg: rogobso

0

roqor

m dh (-qro, m.dh)

Buro yar.rujub

0

rorog

f mg1 (-rgay, -rogtay; -rgi)

Taagnaan ku sugan.

0

rorogid

m f dh

ld rogrog¹.

0

rorogsasho

m dh

Eeg: roogsasho

0

rorogsi

m l

Eeg: roogsasho

0

rorogso

f mg3 (-saday, -satay)

Eeg: roogso

0

rowle

m l (-layaal, m.l/dh)

Qof aan xoog- sanayn oo dadka kale ku dul nool; masha-qeyste.

0

rubac

m l

Eeg: rubuc

0

rubad

m dh

1. Cunaha nafleyda. 2. Naf; ruux.

0

rubbaan

m l (-nno, m.dh)

1. Naakhuudaha markabka ama doonida. 2. Ninka doonyaha ama maraakiibta dekedaha ku xira.

0

rubbad

m dh

Eeg: rubbiyad

0

rubbiyad

m dh (-do, m.l)

(dhaq.) Lacag waddanka Hindiya iyo Baakistaan laga isticmaalo. ld rubbad.

0

rubi

m l t

Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybshay meeshood; rubuc; waax. Tus. rubac, “Waa sagaalkii iyo r.”; “R. kiilo bariis ah”. ld rubuc.