Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

roob-ka-jeed

(-bab ..., m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Meel celceliska roobka ay heshaa uu yaryahay maxaa yeelay silsillo buuro ah ayaa ka xira dabaylaha roobka keena ee meeshaas ka dhaca.

Erayo la-mid ah

roob(fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana…roob-deyreed(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ee ugu badan roobabaka k…roob-gu'eed(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ugu waaweyn midkood oo s…roobabbowWakhti roob da'ayo.roobbanDhul wax roob helay ahaansho.roobbanaanld roobbanaansho.roobbanaansho/dh ld roobbanaan.roobbeegQalab lagu cabbiro heerka roob da'ay.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms