Qaamuuska Asalka
roobban
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Dhul wax roob helay ahaansho.
Erayo la-mid ah
roob(fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana…roob-deyreed(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ee ugu badan roobabaka k…roob-gu'eed(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ugu waaweyn midkood oo s…roob-ka-jeedMeel celceliska roobka ay heshaa uu yaryahay maxaa yeelay si…roobabbowWakhti roob da'ayo.roobbanaanld roobbanaansho.roobbanaansho/dh ld roobbanaan.roobbeegQalab lagu cabbiro heerka roob da'ay.

