Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

roori

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Xarig siriq leh xoog u dhufasho si uu u guntamo. 2. Cinjir, xarig, iwm isku ururin.

Erayo la-mid ah

roor1. Orod. 2. Jirjiroole. 3. Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo…roor1. Orod samayn. 2. Cinjir, xarig iwm isku soo ururid. 3. La …roorsashold roorsad, roorsi.roorsoRati qooqan hal cayrsasho si uu u abaahiyo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms