Qaamuuska Asalka
roor
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Orod. 2. Jirjiroole. 3. Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha.