Qaamuuska Asalka
rogan
(-gmay, -gantay)Falmg1
Macnaha
1. Wax dhankii hooseen lahaa sareeyo noqosho. 2. Sidiisii hore wax ka duwan noqosho. 3. Fure hal mar sakatuuro ku wareegid. 4. Reer ama dad tirtirmid. 5. Ka r.: meel biyo ka dulundulcoobid.
Erayo la-mid ah
rogaal1. Faras ama rakuub aad u jarabaran. 2. U soo dabbaalidda me…rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale aha…rogaal1. ld rogaalcelin. 2. Beer carrageddiyid.rogaalceliCol meel uu weeraray mar kale ku noqosho.rogaalcelinld rogaal³ (1), rogaalcelis.rogaaliKoor qaab rogaal ah u sameyn.rogaalinld rogaalis.rogashold rogad.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
