Qaamuuska Asalka
rar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Culaabta gaadiidka la saaro; xamuul. 2. Hannaanka gaadiid culaab loo saaro. 3. Qaadka ama mugga gaadiid yeelan karo.
Erayo la-mid ah
raragubyoXanuun awrku dusha ka dareemo marka uu muddo dheer rarnaado.raragubyooRara- gubyo dareemid (awr).raranCiid kulul.raranGaadiid wax culaab la saaray ahaansho.raranGaadiid wax culaab la saaray noqosho.rarangubyooCarro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.raransanCunto wax raran ku bislaatay ahaansho.raransanaanld raransanaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
