0

nabnaansho

m l

/dh eeg nabnow. ld naabnaan.

0

nabnow

f mg3

Wax naban ah noqosho.

0

nabran

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax nabar ku dhacay ahaansho.

0

nabranaan

m f dh

ld nabranaansho.

0

nabranaansho

m l

/dh ld nabranaan.

0

nabraysan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: nabarraysan

0

nabraysasho

m f dh

Eeg: nabrayso

0

nabraysnaan

m dh

Eeg: nabarraysnaan

0

nabraysnaansho

m l

/dh ld nabarraysnaan.

0

nabrayso

f mg3 (-stay, -satay)

Jir nafley nabro yeelasho.

0

nabrid

m f dh

Eeg: nabar²

0

nabsi

m l

1. Hoog iyo dhibaato lagu abaal mariyo qof abaaldarnaaday ama ballan furay. 2. Hoog iyo dhibaato uu la kulmo qof eed galay.

0

nabsiyid

m f dh

Eeg: nabsi²

0

nabyo

m dh

Been iyo fal aanay samayn oo cid lagu sheego. ld nab.

0

nac

m l

Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.

0

nacaal

m l

1. Masaabir sal buuran oo xagga hoose lagaga taxo kabaha. 2. Bir qoobabka fardaha lagu dhejiyo.

0

nacab

m l

1. Cadow; xaasid. 2. Qof aan naxariis lahayn.

0

nacala-abuugto

m dh

Farshiid; dhalo yar.

0

nacalad

m dh (-do, m.l)

Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.

0

nacaladaysan

f mg4 (-naa, -nayd)

1. Wax nacalad ku dhacday ahaansho. 2. Wax aad loo ceebeeyay ahaansho. ld lacanadeysan, lacnadeysan, nacalladeysan.

0

nacaladee

f g2 (-eeyay, -eysay)

1. Eebbe cid

0

nacaladeyn

m f dh

ld lacanadeyn, lacnadeyn, nacalladeyn, nacdaleyn.

0

nacaladeysnaan

m f dh

ld lacanadeysnaan, lacanadeysnaansho, lacnadeysnaan.

0

nacaladeysnaansho

m l

/dh ld nacaladeysnaan.

0

nacaladid

m f dh

ld lacanadid, lacnadid, nacalladid, nacdalid.

0

nacaladoobid

m f dh

ld lacanadoobid, nacalladoobid.

0

nacaladow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

1. Qof nacaladi ku dhacday noqosho. 2. Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.

0

nacallad

m l

Eeg: nacalad¹

0

nacalladee

f g2 (-deeyay, -deysay)

Eeg: nacaladee

0

nacalladeyn

m dh

Eeg: nacaladeyn

0

nacalladeysan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: nacaladeysan

0

nacalladeysnaan

m dh

Eeg: nacaladeysnaan

0

nacalladeysnaansho

m l

/dh ld nacaladeysnaan.

0

nacalladid

m dh

Eeg: nacaladid

0

nacalladoobid

m dh

Eeg: nacaladobid

0

nacalladow

f mg1 (-oobay, -owday)

Eeg: nacaladow

0

nacalle

m l

Eeg: nacalad¹

0

nacas

m l

(-so, ml, -syo/nacas, m.dh Qof caqli yar; doqon; dabbaal.

0

nacasee

f g2 (-seeyay, -seysay)

Qof si wax caqli yar ula dhaqmid.

0

nacaseyn

m f dh

Eeg: nacasee

0

nacash

m l

1. Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash. 2. ld naxash. Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado.

0

nacasnimo

m dh

Nacas ahaansho. ld nacastooyo.

0

nacasoobid

m f dh

Eeg: nacasow

0

nacasow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Nacas noqosho.

0

nacastooyo

m dh

Eeg: nacasnimo

0

nacayb

m l

Colaad uurka la isugu hayo; nac¹. ld necayb.

0

nacayn

m f dh

Eeg: nacee

0

nacdal

m dh

Eeg: nacalad¹

0

nacdalid

m dh

Eeg: nacaladid

0

nacdallee

f g2 (-leeyay, -leysay)

Eeg: nacaladee

0

nacdalleyn

m dh

Eeg: nacaladeyn

0

nacdalleysan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: nacaladeysan

0

nacdalleysnaan

m dh

Eeg: nacaladeysnaan

0

nacdalleysnaansho

m l

/dh ld nacaladeysnaan.

0

nacdiir

m dh

Nacayb weyn oo cid loo hayo; nac.

0

nacee

f g2 (-ceeyay, -caysay)

Cid wax ku dhibid.

0

nacfi

m l

1. Wax faa'iido leh. 2. Cunto waxtar leh. ld nafac, nafci.

0

nacfiyid

m f dh

Eeg: nacfi²

0

nacnac

m l

Macmacaan yaryar udgoon oo la muudsado.

0

nacnaclee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Si aan macno lahayn u hadlid.

0

nacnacleyn

m f dh

Eeg: nacnaclee

0

nacsii

f lg2 (-iiyay, -iisay)

Cid wax ay rabtay in ay nacdo gayeysiin.

0

nacsiin

m f dh

Eeg: nacsii

0

nadaafad

m dh

Eeg: nadaafo

0

nadaafo

m dh

Uskag iyo wasakh la'aan. ld nadaafad.

0

nadaam

m l

Eeg: nidaam

0

nadaam-la'aan

m dh

Eeg: nidaamdarro

0

nadaamdarro

m dh

Eeg: nidaamdarro

0

nadaami

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: nidaami

0

nadaamin

m dh

Eeg: nidaamin

0

nadaamla'aan

m dh

'aan.

0

nadaamsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: nidaamsan

0

nadaamsanaan

m dh

Eeg: nidaamsanaan

0

nadaamsanaansho

m l

/dh ld nidaamsanaan.

0

nadalo

m dh (-ooyin, m.l)

Xirmo qaad ah oo majin ka yar.

0

nadi

m l (-iyo/nadi, m.dh)

Jeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaash.

0

nadiif

m l kh

1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan khayaamo, xaasidnimo iwm lahayn.

0

nadiifi

f g2 (-iyay, -isay)

Wax uskagga iyo wasakhda ka bi'in.

0

nadiifin

m f dh

Eeg: nadiifi

0

nadiifnimo

m dh

Nadiif ahaansho.

0

nadiifoobid

m f dh

Eeg: nadiifow

0

nadiifow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Qof nadiif noqosho.

0

nadiifsad

m l

Eeg: nadiifsasho

0

nadiifsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la nadiifiyay ahaansho.

0

nadiifsanaan

m f dh

ld nadiifsanaansho.

0

nadiifsanaansho

m l

/dh 1. eeg nadiifsanow. 2. ld nadiifsanaan.

0

nadiifsanow

f mg3 (-naaday, -naatay)

Wax nadiifsan noqosho.

0

nadiifsasho

m f dh

ld nadiifsad, nadiifsi.

0

nadiifsi

m l

Eeg: nadiifsasho

0

nadiifso

f g3 (-saday, -satay)

Wax nadiif ka dhigasho.

0

nadiyayn

m f dh

Eeg: nadiyee

0

nadiyee

f g2 (-yeeyay, -yaysay)

Wax nadi ama karbaash la dhicid.

0

nadooc

m l

Loodsanka ku dhaca ul, rabar iwm.

0

nadooci

f g2 (-iyay, -isay)

Wax sida laan qoyan, ul, rabadh iwm loodin.

0

nadoocin

m f dh

Eeg: nadooci

0

nadoocsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la nadoociyay ahaansho.

0

nadoocsanaan

m f dh

ld nadoocsanaansho.

0

nadoocsanaansho

m l

/dh eeg nadoocsanow. ld nadoocsanaan.

0

nadoocsanow

f mg3 (-naaday, -naatay)

Wax la loodiyay noqosho. ld nadoocsanaan.

0

naduur

m l (-rro, m.dh)

Waabka birtumuhu fariisto oo birta ku farsameeyo.