Qaamuuska Asalka
nadiifsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax la nadiifiyay ahaansho.
Erayo la-mid ah
nadiJeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaas…nadiif1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan…nadiifiWax uskagga iyo wasakhda ka bi'in.nadiifnimoNadiif ahaansho.nadiifowQof nadiif noqosho.nadiifsanaanld nadiifsanaansho.nadiifsanaansho/dh 1. eeg nadiifsanow. 2. ld nadiifsanaan.nadiifsanowWax nadiifsan noqosho.

