Qaamuuska Asalka
nadi
(-iyo/nadi, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Jeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaash.
Erayo la-mid ah
nadiif1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan…nadiifiWax uskagga iyo wasakhda ka bi'in.nadiifnimoNadiif ahaansho.nadiifowQof nadiif noqosho.nadiifsanWax la nadiifiyay ahaansho.nadiifsanaanld nadiifsanaansho.nadiifsanaansho/dh 1. eeg nadiifsanow. 2. ld nadiifsanaan.nadiifsanowWax nadiifsan noqosho.

