Qaamuuska Asalka
nadiifow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
Qof nadiif noqosho.
Erayo la-mid ah
nadiJeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaas…nadiif1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan…nadiifiWax uskagga iyo wasakhda ka bi'in.nadiifnimoNadiif ahaansho.nadiifsanWax la nadiifiyay ahaansho.nadiifsanaanld nadiifsanaansho.nadiifsanaansho/dh 1. eeg nadiifsanow. 2. ld nadiifsanaan.nadiifsanowWax nadiifsan noqosho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
