Qaamuuska Asalka
nabar
(-bro, m.l/-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon. 2. Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday. 3. Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.
Erayo la-mid ah
nabaadWax dhulka ka soo baxa sida dhirta iyo cawska.nabaaddiinaxirWax lumay quraan ama duco u akhriyid si Eebbe u badbaadiyo.nabaaddiinaxirDuco ama quraan loo akhriyo si wax lumay Eebbe u badbaadiyo;…nabaaddiinee1. Nabaaddiino akhriyid. 2. Cid macasalaameyn.nabaaddiineysan1. Wax nabad qaba ahaansho. 2. Wax la xirsi xiray ahaansho.nabaaddiineysnaanld nabaaddiineysnaansho.nabaaddiineysnaansho/dh ld nabaaddiineysnaan.nabaaddiino1. Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad.…

