Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nabaaddiinaxir

(dii.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Duco ama quraan loo akhriyo si wax lumay Eebbe u badbaadiyo; xirsixir.

Erayo la-mid ah

nabaadWax dhulka ka soo baxa sida dhirta iyo cawska.nabaaddiinee1. Nabaaddiino akhriyid. 2. Cid macasalaameyn.nabaaddiineysan1. Wax nabad qaba ahaansho. 2. Wax la xirsi xiray ahaansho.nabaaddiineysnaanld nabaaddiineysnaansho.nabaaddiineysnaansho/dh ld nabaaddiineysnaan.nabaaddiino1. Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad.…nabaadguurNafaqaddarro dhulka gaartay awgeed, geedo soo bixi waayaan.nabaadguurNafaqaddarro dhulka gaartay awgeed geed soo bixi waayid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms