Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nabaad

MagacLafdheeri

Macnaha

Wax dhulka ka soo baxa sida dhirta iyo cawska.

Erayo la-mid ah

nabaaddiinaxirWax lumay quraan ama duco u akhriyid si Eebbe u badbaadiyo.nabaaddiinaxirDuco ama quraan loo akhriyo si wax lumay Eebbe u badbaadiyo;…nabaaddiinee1. Nabaaddiino akhriyid. 2. Cid macasalaameyn.nabaaddiineysan1. Wax nabad qaba ahaansho. 2. Wax la xirsi xiray ahaansho.nabaaddiineysnaanld nabaaddiineysnaansho.nabaaddiineysnaansho/dh ld nabaaddiineysnaan.nabaaddiino1. Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad.…nabaadguurNafaqaddarro dhulka gaartay awgeed, geedo soo bixi waayaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms