Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nabran

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Wax nabar ku dhacay ahaansho.

Erayo la-mid ah

nabranaanld nabranaansho.nabranaansho/dh ld nabranaan.nabraysnaansho/dh ld nabarraysnaan.nabraysoJir nafley nabro yeelasho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms