Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nadooc

MagacLafdheeri

Macnaha

Loodsanka ku dhaca ul, rabar iwm.

Erayo la-mid ah

nadoociWax sida laan qoyan, ul, rabadh iwm loodin.nadoocsanWax la nadoociyay ahaansho.nadoocsanaanld nadoocsanaansho.nadoocsanaansho/dh eeg nadoocsanow. ld nadoocsanaan.nadoocsanowWax la loodiyay noqosho. ld nadoocsanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms