Qaamuuska Asalka
nadooci
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax sida laan qoyan, ul, rabadh iwm loodin.
Erayo la-mid ah
nadoocLoodsanka ku dhaca ul, rabar iwm.nadoocHabdhac sarfeed oo hawshiisu tahay in salka (falka ama magac…nadoocUl, rabar iwm loodsan ku dhicid.nadoocsanWax la nadoociyay ahaansho.nadoocsanaanld nadoocsanaansho.nadoocsanaansho/dh eeg nadoocsanow. ld nadoocsanaan.nadoocsanowWax la loodiyay noqosho. ld nadoocsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
