0
0
0
0
nuuriyadaysnaansho
/dh ld nuuradaysnaan.
0
0
0
0
nuuxe
1. Socod aayar la taxtaxaasho oo fardaha iwm sameeyaan. 2. ld nuuxeyn.
0
nuuxee
Fardo iwm nuuxe samayn.
0
nuuxeyn
ld nuuxe (2).
0
nuuxi
Wax meeshii uu joogay in yar ka dhaqaajin.
0
nuuxsasho
ld nuuxsad, nuuxsi.
0
nuuxso
Wax meesha uu joogay in yar ka dhaqaaqid.
0
nuxnux
Hadal qarsoodi ah oo laba qof iyo wax ka badani hoos ugu sheekeystaan.
0
nuxnuxlee
Nuxnux samayn.
0
0
nuxrur
Dheef tayo leh oo laga helo cuntada qaarkeed. ld nuxur.
0
nuxur
Waxtar gaar ah oo cunnada qaarkeed laga helo; dheef; uraad.
0
nuxuus
1. N. ah: xilli ay dadku sharaystaan. 2. N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto. 3. N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹; nuxus.
0
nuxuusi
Wax daciif ka dhigid. ld naxuusi.
0
nuxuusid
ld naxuusid.

