Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nuurad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.

Erayo la-mid ah

nuurKaaha ka baxa walax iftiimaysa.nuurWalax iftiinta kaah bixin.nuuradaynld nuuriyadayn.nuuradaysanGuri iwm wax nuurad marsantahay ahaansho. ld nuuriyadaysan.nuuradaysnaanld nuuradaysdnaansho, nuuriyadaysnaan, nuuriyadaysnaa.nuuradaysnaansho/dh ld nuuradaysnaan.nuuradeeWax nuurad marin. ld nuuriyadee.nuuradoobidld nuuriyadoobid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms