Qaamuuska Asalka
nuur
MagacLafdheeri
Macnaha
Kaaha ka baxa walax iftiimaysa.
Erayo la-mid ah
nuuradMaaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gu…nuuradKaalsiyam.nuuradaynld nuuriyadayn.nuuradaysanGuri iwm wax nuurad marsantahay ahaansho. ld nuuriyadaysan.nuuradaysnaanld nuuradaysdnaansho, nuuriyadaysnaan, nuuriyadaysnaa.nuuradaysnaansho/dh ld nuuradaysnaan.nuuradeeWax nuurad marin. ld nuuriyadee.nuuradoobidld nuuriyadoobid.

