Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nuuxee

(-xeeyay, -xeysay)
Falmg2

Macnaha

Fardo iwm nuuxe samayn.

Erayo la-mid ah

nuuxe1. Socod aayar la taxtaxaasho oo fardaha iwm sameeyaan. 2. l…nuuxeynld nuuxe (2).nuuxiWax meeshii uu joogay in yar ka dhaqaajin.nuuxsashold nuuxsad, nuuxsi.nuuxsoWax meesha uu joogay in yar ka dhaqaaqid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms