Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nuuxi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax meeshii uu joogay in yar ka dhaqaajin.

Erayo la-mid ah

nuuxe1. Socod aayar la taxtaxaasho oo fardaha iwm sameeyaan. 2. l…nuuxeeFardo iwm nuuxe samayn.nuuxeynld nuuxe (2).nuuxsashold nuuxsad, nuuxsi.nuuxsoWax meesha uu joogay in yar ka dhaqaaqid.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms