Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nuuxso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Wax meesha uu joogay in yar ka dhaqaaqid.

Erayo la-mid ah

nuuxe1. Socod aayar la taxtaxaasho oo fardaha iwm sameeyaan. 2. l…nuuxeeFardo iwm nuuxe samayn.nuuxeynld nuuxe (2).nuuxiWax meeshii uu joogay in yar ka dhaqaajin.nuuxsashold nuuxsad, nuuxsi.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms