Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nuuxe

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Socod aayar la taxtaxaasho oo fardaha iwm sameeyaan. 2. ld nuuxeyn.

Erayo la-mid ah

nuuxeeFardo iwm nuuxe samayn.nuuxeynld nuuxe (2).nuuxiWax meeshii uu joogay in yar ka dhaqaajin.nuuxsashold nuuxsad, nuuxsi.nuuxsoWax meesha uu joogay in yar ka dhaqaaqid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms