Qaamuuska Asalka
nacayb
MagacLafdheeri
Macnaha
Colaad uurka la isugu hayo; nac¹. ld necayb.
Erayo la-mid ah
nacaal1. Masaabir sal buuran oo xagga hoose lagaga taxo kabaha. 2.…nacab1. Cadow; xaasid. 2. Qof aan naxariis lahayn.nacala-abuugtoFarshiid; dhalo yar.nacaladCaro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹…nacaladku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku 631nacaladeyn tilmaamid; cee…nacalad1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn …nacaladaysan1. Wax nacalad ku dhacday ahaansho. 2. Wax aad loo ceebeeyay…nacaladee1. Eebbe cid
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
