Qaamuuska Asalka
nacash
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash. 2. ld naxash. Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado.
Erayo la-mid ah
nacaal1. Masaabir sal buuran oo xagga hoose lagaga taxo kabaha. 2.ā¦nacab1. Cadow; xaasid. 2. Qof aan naxariis lahayn.nacala-abuugtoFarshiid; dhalo yar.nacaladCaro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹ā¦nacaladku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku 631nacaladeyn tilmaamid; ceeā¦nacalad1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn ā¦nacaladaysan1. Wax nacalad ku dhacday ahaansho. 2. Wax aad loo ceebeeyayā¦nacaladee1. Eebbe cid
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
