Qaamuuska Asalka
nidaamsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax la nidaamiyay ahaansho. ld nadaamsan.
Erayo la-mid ah
nidaamHannaanka ay u dhisanyihiin wax kasta oo habeysan. ld nadaam…nidaamdarroHab iyo hannaan la raaco la'aan. ld nadaamdarro, nadaam-la'a…nidaamiWax la habeeyay ahaansho. ld nadaami.nidaaminld nadaamin.nidaamsanaanld nadaamsanaan, nadaamsanaansho, nidaamsanaansho.nidaamsanaansho/dh ld nidaamsanaan.nidar1. Ballanqaad qof naftiisa waajib kaga dhigo inuu fuliyo had…

