0

jalbeebsad

m l

Eeg: jalbeebasho

0

jalbeebsasho

m f dh

Eeg: jalbeebasho

0

jalbeebsi

m l

Eeg: jalbeebasho

0

jalbeebso

f mg3 (-saday, -satay)

Eeg: jal-beebo

0

jalbeebtamid

m f dh

ld jalbeebtan¹(2).

0

jalbeebtan

m l

1. Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato. 2. ld jalbeebtamid.

0

jalbo

m dh

Eeg: jidbo

0

jalboo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Eeg: jidboo

0

jalbood

m l

Eeg: jidbood

0

jaldhaf

m dh

Sanqadha ka yeerta kabaha lagu soconayo.

0

jaldi

m l

Eeg: jildi¹

0

jaldisasho

m dh

Eeg: jildisasho

0

jaldiso

f mg3 (-stay, -satay)

Eeg: jildiso

0

jaldiyasho

m dh

Eeg: jildiyasho

0

jaldiyid

m dh

Eeg: jildiyid

0

jaldiyo

f g3 (-yaday, -yatay)

Eeg: jildiso

0

jalee

f g2 (-leeyay, -leysay)

Eeg: jalasii

0

jaleefan

m l (bot.)

Geed qodxeed cadaadda la bah ah, quulle iyo xabagcad oo la cuno leh.

0

jaleelo

m dh (bot.)

Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo.

0

jalfi

f g2 (-iyay, -isay)

1. Wax socda lugaha isugu marid. 2. Balfi; dalfi.

0

jalfin

m f dh

ld jalfis.

0

jalfis

m l

Eeg: jalfin

0

jali

f g2 (-iyay, -isay)

Ilmo caano u diidid.

0

jalid

m f dh

Eeg: jal²

0

jaliilad

m dh (-do, m.l)

Nooc ka mid ah bumbooyinka waaweyn ee diyaaraduhu tuuraan.

0

jalin

m f dh

ld jalis.

0

jalis

m l

Eeg: jalin

0

jallaad

m l

1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.

0

jallaadan

f mg1 (-dmay, -dantay; -dmi)

Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.

0

jallaadasho

m f dh

ld jillaadad, jillaadasho.

0

jallaaddee

f g2 (-deeyay, -deysay)

Kitaab quraan jalaadyo u qaybin.

0

jallaaddeyn

m f dh

Eeg: jallaadee

0

jallaadeysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax jallaadyo loo qeybshey ahaansho.

0

jallaadeysnaan

m f dh

ld jallaadeysnaansho.

0

jallaadeysnaansho

m l

Eeg: jallaadeysnaan

0

jallaadid

m f dh

ld jillaadid.

0

jallaadmid

m f dh

ld jillaadmid.

0

jallaadnaan

m f dh

ld jallaadnaansho, jillaadnaan, jillaad-naansho.

0

jallaadnaansho

m l

/dh ld jallaadnaan.

0

jallaado

f g3 (-aatay, -aadatay)

Kitaab iwm jallaad u samaysasho ld jillaado.

0

jallaaf

f g1 (-fay, -ftay)

Cid socota si ay u kufto lug u dhigid. ld jallaafee, jillaaf, jillaafee.

0

jallaafee

f g2 (-feeyay, -feysay)

Eeg: jallaaf

0

jallaafeyn

m dh

Eeg: jallaafid

0

jallaafid

m f dh

ld jallaafayn, jillaafayn, jillaafid.

0

jallaafo

m dh (-ooyin, m.l)

Wax loo dhigo qof socda si uu u dhaco. ld jillaafo.

0

jalladad

m l

Eeg: jalladasho

0

jalladan

f mg1 (-dmay, -dantay; -dmi)

Wax la jilladay noqosho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan¹, jilladan¹.

0

jalladasho

m f dh

ld jalladad, jelledasho, jilladad, jilladasho.

0

jalladmid

m f dh

ld jelledmid, jilladmid.

0

jalladnaan

m f dh

ld jalladnaansho, jellednaan, jelled-naansho.

0

jalladnaansho

m l

/dh ld jalladnaan.

0

jallado

f g3 (-atay, -adatay)

Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.

0

jalledan

f mg1 (-dmay, -dantay; -dmi)

Eeg: jalladan¹

0

jalleec

m l

/dh ld dhalleex¹.

0

jalleeci

f g2 (-iyay, -isay)

Wax janjeerin. ld dhalleeci.

0

jalleecid

m f dh

ld dhalleexid.

0

jalleecin

m f dh

ld dhalleexin, jalleecis.

0

jalleecis

m l

Eeg: jalleecin

0

jalleeco

m dh

Daymo dhinac la eego. ld dhalleexid.

0

jalleecsad

m l

Eeg: jalleecsasho

0

jalleecsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la jalleeciyay ahaansho.

0

jalleecsanaan

m f dh

ld jalleecsanaansho.

0

jalleecsanaansho

m l

Eeg: jalleecsanaan

0

jalleecsasho

m f dh

jalleecsad, jallecsi.

0

jalleecsi

m l

jalleecsasho.

0

jalleecso

f g3 (-saday, -satay)

Weel iwm qof dhinaciisa u janjeersasho. ld dhalleexso.

0

jalo

f mg3 (-ashay, -alatay)

Ilmo nafaqa xumo darteed la caatoobid.

0

jaloof

m dh (bot.)

Qolofta sare, adag ee digirta, lowska iwm leeyihiin oo iniinuhu ku dhexjiraan.

0

jalow

m l

Miraha digirta oo geedka ku qallalay.

0

jalwi

f g2 (-iyay, -isay)

1. Miro digir, lows iwm qallajin. 2. Gabay ku luuqayn. 3. Tusbax ku werdiyid.

0

jalwid

m f dh

Eeg: jalaw²

0

jalwin

m f dh

ld jalwis.

0

jalwis

m l

Eeg: jalwin

0

jalxad

m dh (-do, m.l)

Weel dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto; Ashuun; Mardabaan.

0

jamaad

m dh

Wax indhuhu jeclaystaan oo aad u qurxoon.

0

jamaahiir

m dh w

Wadar dad ah.

0

jamaal

m l

Qurux.

0

jamaamuur

m dh u

Ragga intiisa wax garadka ah ee la tixgeliyo; waayeel. ld qamaamuur.

0

jamac

m l

1. Dad badan oo salaad wada tukanaya. 2. Wadar.

0

jamal

m l

Nafley xoog iyo cayil ka muuqdo.

0

jamasho

m f dh

Eeg: jamo

0

jambaq

m l

Orgi yar oo aan shumbulnimo gaarin.

0

jambaqnimo

m dh

Jambaq ahaansho.

0

jambareer

f mg1 (-ray, -rtay)

Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid.

0

jambareerid

m f dh

Eeg: jambareer²

0

jambareero

m dh

Dhibaato harraad, gaajo iyo daal badani dhaliyaan. ld jambareer¹.

0

jambareeroo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Jambareero dareemid.

0

jambareerood

m f l

Eeg: jambareeroo

0

jamce

m l

Maalinta u dhaxayso, sabtiga iyo axadda. ld jimce, jimco.

0

jamciyad

m dh (-do, m.l)

Dad urur siyaasadeed, bulsho, dhaqaale iwm ku midoobey.

0

jameecad

m l

Eeg: jameeco

0

jameeco

m dh

1. Dad isku meel wada deggan oo ku nool. 2. (-ooyin, m.l) Ururo diimeed oo meel wada deggan.3. Dad salaad wada tukanaya. ld jameecad.

0

jamhuuriyad

m dh (-do, m.l)

Dal xur ah oo madaxdiisa shacbigu soo doorto.

0

jamlee

f g2 (-leeyay, -leysay)

Eeg: jimlee

0

jamleyn

m dh

Eeg: jimleyn

0

jamleys

m l

jaranjar

0

jamleysad

m l

Eeg: jimleysasho

0

jamleysasho

m dh

Eeg: jimleysasho

0

jamleysi

m l

Eeg: jimleysasho

0

jamleyso

f g3 (-stay, -satay)

Eeg: jimleyso