Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jamaad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Wax indhuhu jeclaystaan oo aad u qurxoon.

Erayo la-mid ah

jamaahiirWadar dad ah.jamaalQurux.jamaamuurRagga intiisa wax garadka ah ee la tixgeliyo; waayeel. ld qa…jamac1. Dad badan oo salaad wada tukanaya. 2. Wadar.jamalNafley xoog iyo cayil ka muuqdo.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms